Dhagaystayaasha shararfta leh, waxaan ogaysiinaynaa, RadioFreeSom uu soo galay Hawadda, kalana socon kartid wararka Soomaaliya maalin kasta si toos ah.
Waxaan kaloo, la dhiri galinaynaa, dhalin yarada ku howlan media, Maamulka Sare, ee RadioFreeSom uu ku wargelinayaan, in aay furayso Wadashaqeen toos ah ee Maalinle ah, Wariyahii diyaar in uu si toos ah ula shaqeeyo RadioFreeSom. warqad aad ku codsanaysid noola soo xiriir emailka radiofreesom@gmail.com